Dhegeyso: Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Wadada Isku Xirta Xamar iyo Baydhaba

0
31

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysey ka hadley dhibaatooyinka ka taagan wadada isku xirta magalada baydhaba iyo xamar wuxuuna ka dalbaday ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka AMISOM in ay ka shaqeyaan sidii amni buuxa looga dhalin lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo loona qaadi lahaa jid gooyinka yaala wadadaas.

Shariifka ayaa ka gaabsadey inuu afka ku dhufto isbaarooyinka xad dhaafka ah oo ay k=dhigteen kooxaha isku sheegayo iney yihiin ciidam dowladeed oo inta badan dhaca dadka halkaasi ugu geysta.

Hadaladii shariifka waxa aka mid ahaa.

Shariiiif Hasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Shariiiif Hasan Mobil