Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay hadal uu Bishii December ka sheegay goob Xaflad ay ka socotay oo...
Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in Xaley magaalada Dil bareer ah loogu geystay Alla ha u naxariistee Nabadoon...
Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u midoobaan arrinta qatarta ku ah, waxa...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Atlanta Gobolka Georgia dalka Mareykanka ayaa waxay Boogaadin iyo Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...