Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Bananbax Aad u Balaaran oo Lagu Taageeraayo Reysulwasaraha Cusub oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtey

Magaalada Muqdisho fagaaraha Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, maanta waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan...

Dhegeyso:Maamulka Degmada Xudur oo Sheegey In halkaasi ka jirto Xaalad Aad u adag

Guddoomiyaha Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay xaalad adag in ay ka jirto Degmada Xudur, sidoo...

Dhegeyso: Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada sare oo Soo Dhaweeyey Reysulwasaraha Cusub

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Dalka Caydiid C/laahi Ilka-xanaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweeynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya...

Dhegeyso: Axmed madoobe oo Soo Dhaweeyey Reysulwasaraha Cusub Isla Markaana La Dardaarmey Xildhibanada

Madaxweynaha Maamulka 3da gobol ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Cusub ee Dowlada Federaalka oo Sheegey In uu Soo Dhisi Doono Xukuumad Shacabka Ka Turjumeysa

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu aad uga mahad celinaayo xilkan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img