admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Abuurkii Qaranka Soomaaliyeed Iyo Doorka Ay Ku Lahaayeen Odayaasha Digil Iyo Mirifle, Hawiye Iyo Daarood

Sida ku cad waraaqaha keydka ee yaala United Nations iyo maktabaha waaweyn ee aduunka, waxay cadeeynayaan abuurkii qaranka Soomaaliya 1940 iyo qaybta ayku lahaayeen...

Dhegeyso:Maamulka Puntland oo Ka Jawaabay Hadal Dhawaan Kasoo Yeeray wasiir Goodax

Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Mursal oo ka jawaabaya hadal maalinka hor kasoo yeeray wasiirka waxbarada ayaa isna sheegay hadalkaasi uu yahay waxbaka...

War Deg Deg Ah Qarax Kol Dhaweyd Ka Dhacay Agagaarka Saldhiga Waaberi

Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa kol dhaweyd lagu qarxiyey maqaaxi lagu magacaabo Barwaaqo oo ku taala agagaarka saldhiga boliska degmada waaberi. Qaraxan ayaa...

Bananbax Looga Soo Horjeedo Dowlada Laguna Taageerayo Mukhtaar Roobow oo Ka Dhacay Magalada London

Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa maalintii shaley waxaa ka dhacay banaanbax aad u balaaran oo loogu soo horjeedo Dowlada Federaalka Somaliya iyo Dowlada...

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama ee Magalada Muqdisho

Qarax ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Shaqaalaha iyo Xaaji Baasto kasoo horjeedka Hotelka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img