admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegay In Ciidamo Dheeri ah La Geyn Doono Gobolka Sh Hoose

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta la hadlayey ciidamo ku sugan gobolka shabelaha hoose ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay kordhin...

Dhegeyso Wasiirka Wasarada Ganacsiga oo Sheegay in Ay Sameyn Doonaan Sharci Ka Hortaga Waxa Dhaca ee Dalka La Keeno

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in sharcigas uu joojin doono waxyaabaha dhaca ee dalka la keeno,isla...

Dhegeyso Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo Digniin u Diray Warbaahinada

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaariinta iyo Tiknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa Sheegay in xanibaad xoogan ay saarneyd boostada Somalia taasi oo uu sheegay...

Laftagareen oo Dhaqaale Darri Awgeed ugu Guuray Magalada Muqdisho

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeedka Cabdicaziiz Laftagareen la sheegayaa in u guuray magaalada Muqdisho kadib markii uu waayay dhaqaale uu shaqada kuwado isagoo jooga magaalada...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Ka Digay In Bananbax lagu Qabto Magalada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed(Ameerika) ayaa sheegay in banaanbax in la qabtaa aysan wax weyn aheyn, hayeeshee loo baahan yahay in la...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img