admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Wasarada Waxbarashada oo Raali Gelin Buuxda Ka Bixiyey Hadal uu Maalin Dhaweyd Ku Hadley

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raali gelin buuxda ka bixiyey hadal uu dhawaan ka jeediyey Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle Wasiirka...

Alshabab oo Xaley Weerar Kusoo Qaaday Laba Fariisimo oo ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah...

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Wasiir Goodax Ka Codsaday Inuu Raali Gelin Ka Bixiyo Hadal uu Ku Hadlay

Kadib markii wasiirka Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu shalay sheegay in imtixaankii ay qaaday Puntland uu fashilmay ayaa saacadihii la soo...

Baarlamaanka oo Manta Ansixiyey Heshiiska Kheyraadka Dalka Ayadoo Ay Weli Maamul Goboleedyada Ka Qabaan Doodo Badan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa sidoo kalena ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Soo Gabagabeysay Dhegeysiga Dacwada Askari Dilay Wiil Mooto Bajaj Ku Shaqeysan Jirey

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah Dable Boliis Cali Maxamuud Axmed oo Sideedii Bishan kuu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img