admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

War deg deg ah: xidhibano iyo Wasiiro Ka Tirsan Dowlada federaalka oo ku xaniban Airporka Nairobi.

Wararka inaga soo gaaraya magalada Neirobi ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha magalaada Neiroobi Jomk Kenyatta ay ku xayirnaayeen in ka badan 3 saacadood kadib...

Dhegeyso Maamulka Somaliland oo Ka Jawaabay Hadal Shaley Kasoo Yeeray Gudomiyaha Gudiga Doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magalada Hargeysa ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha guddiga...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegay In Doorashooyinka Dhici Doona Aysan Qeyb Ka Noqon Karin Banaadir iyo Deeganada Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Magalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo deegaanada Soomaaliland aysan ka dhaceyn doorasho...

Baarlamaanka Somaliya oo Maanta Ansixiyey Sharciga Batroolka

Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga Batroolka oo kullamadii u dambeeyay aad looga doodday. Kulanka ay golaha ku...

Wasaarada Waxbarashada oo Maanta Soo Saartey Jedwalka Intixaanaadka

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah fasalka 12-aad ee 2018/2019, kaddib markii dhowaan la joojiyay imtaaxaankii hore oo bannaanka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img