admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Nin ganacsade ahaa oo kasoo jeedey deegaanada koonfur galbeed oo lagu diley magalada boosaaso

Dabley hubaysan ayaa saakay salaaddii subax kadib magaalada Boosaaso ku dilay Ibraahim C/raxmaan Cabdi, oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka wada deegaano hoostaga degmada halgan ee gobolka hiiraan

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa howgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada maalintii labaad deegaano hoostaga degmada...

Madaxweynaha maamulka puntland iyo qaar ka tirsan xisbiyada oo isku raacey in doorasho qof iyo cod ah la qabto

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir socday shalay illaa xalay la qaatay xisbiyada siyaasadda Puntland, wuxuuna mar kale ku adkeystay doorashada la...

Qaraxyo miinooyin ah oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magalada muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo miinooyin ah oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala gudaha...

Alshabaab oo qarax la beegsadey qaar ka mid ah kaamiraha qarsoon ee lagu xirey suuqa bakaraha

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha, kaas oo ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img