admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye iyo Suldaan Buube oo La Hadlay Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Magalada Toronto

Xildhibaan Maxamuud Macali Yaxye iyo Suldaan Buube Cabdulle Buuse ayaa si wadajir ah ula hadley jaaliyada Digil ito Mirifle ee magaalada toronto dalka canada. Xildhibaanka...

INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Reer Cabdicasiis Sheekh Saalax waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday alaha u naxariistee Cabdulahi Sheekh...

Saladinta Reer Awdigil oo Shir wada Tashi ah Uga Socda Magalada Muqdisho.

Salaadiinta Reer Aw Digil ayaa maalintii shaley waxaa ay kulan wadatashi ah lu yeesheen magalada muqdisho, kulankaasi oo diirada lagu saarayay sidii wax looga...

Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegano Ka Tirsan Jowhar iyo Mahadaay

Wabiga Shabeelle ayaa waxaa uu fatahaad horleh ka sameeyey deegano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaano hoostaga Magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay, taasoo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Dhambaal Hambalyo ah u Direy Madaxweynaha Dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u diray dhiggiisa dalkaas...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img