admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Sheegey in Xukuumada ay La Damacsaneyd Shirqool Axmed Madoobe Xiligii Doorashada Ka Hor

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Shalay loo doortay inuu noqdo Hoggaamiyaha Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee looga dhawaaqay Muqdisho ayaa...

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Somaliya oo Sheegay In Hay’adaha Ka Qeyb Qadan Doonaan Gurmadka Fatahada

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay'adaha Caalamiga diyaar u yihiin taageerada loogu gurmanayo...

Dhegeyso: Odayaasha Dhaqanka Beesha Tuni oo Fariin Adag u Direy Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

Odayaasha dhaqanka beesha Tuni ayaa fariin adag u direy gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose Ibraahin Cali Aadan ( Najax ) ayaga oo ku eedeynaya in...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Baaq Ku Aadan Fatahaada u Direy Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta...

Taliyaha Sactor 3 ee Amison oo Booqday Dadkii Ay Waxyeelada Kasoo Gaaraty Fatahaada Degmada Bardaale

Taliyaha Sector 3-aad ee Ciidamada AMISOM ayaa booqdey dadkii ay fatahaada kasoo gaartey degmada Bardaale ee Gobolka Baay, isaga oo u kuurgalaya xaalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img