admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Warqad Furan oo Ku Socota Shacabka Koonfur Galbeed

Waxaa is xasuusin mudan in dadweynaha asal ahaan u dhashay gobollada Koonfur Galbeed ay galeen halgan qaraar oo ay ku xoreysteen dhulkooda, ayna ku...

Dhegeyso: Xukuumada oo weli ku riyooneysay in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo codkii

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed( Khadar) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in dadka Soomaaliyeed ay qaataan taladooda,isla markaana...

Ahlusuna oo soo gudbisay liiska 20ka xildhibaan ee uga mid noqan doona maamulka Galmudug

Hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Warbaahinta u soo bandhigay magacyada 20ka xildhibaan ee uga mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Dowladda ayaa u...

Gudoomiyaha Barlamanka oo Maanta Kulan la Qaatay Safiirka Ingiriiska Somaliya u Fadhiya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Gudoomiyaha...

Reysulwasaaraha oo xafiiskiisa kula kulmay gudi gargaar ka keenay Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka yimid Somaliland ee u yimid taakuleynta walaalahooda ay saameeyeen fatahaadaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img