admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka ahlusuna oo ku gacan seyray sharuud ay gudiga farsamada ku xireen xildhibanada cusub

Qoraal kasoo baxay Maamulka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ku gacan seyray sharuud Guddiga Farsamada dhismaha maamulka Galmudug ay ku xireen xildhibaannada ka...

Xildhibanada golaha shacabka oo maanta ansixiyey laba sharci oo muhiim ah

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo xafiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga u fadhiya somaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku kulmay safiirka dalka Turkiga Mehmet Yilmaz. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa...

Bangiga dhexe oo amray in la xero dhamaan accounada ku shaqeeya sarifka internetka Forex

Qoraal kasoo baxay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray Shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay inay xiraan dhamaan Accounada shirkadaha ku shaqeysta...

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab oo ku dagaalamay deegaanka Goof gaduud

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa bilaabay howlgal lagu baacsanaya xoogagga Ururka Al-shabaab deegaanno hoostaga degmada Baydhabo ee gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img