admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo Maanta Ciidamada Dowlada Kala Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaanla Farlibaax

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Al-Shabaab oo saaka aroortii hore ka dhacay qeybo...

Gudiga Hindiso Sharciyeedka Aqalka Sare oo Kulan La Qaatay Safiirada Beesha Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Hinddise Sharciyeedka Doorashooshinka Qaranka u xilsaaray Aqalka Sare ayaa kulan Wadajir ah waxa ay la yeesheen safiirada beesha...

Maaxweynaha Maamulka Jubaland oo Maanta Kulan La Qaatey Safiirka Mareykanka ee Somaliya

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya...

Dhegeyso: Madaxweynaha Mamulka Hir Shabeele oo Shaaciyey Xiliga ay Dhici Doonto Doorashada

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan xulista Xildhibaannada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas iyo doorashada...

Dhegeyso: Xildhibaan Odawaa oo Kheyre Ku eedeeyey Kala Qeybinta Galmudug

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ah musharixiinta Galmudug ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka inay kala...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img