admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom oo Howlgalo Ka Wada Degmada Kunturwaarey iyo Nawaaxigeeda

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo iyo dhaq dhaqaayo Ciidan ka wada deegaano ka...

Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Koonfur Galbeed oo Kasoo Dhex Muuqdey Liiska Xildhibanada.

Iyadoo maanta lagu dhawaaqay liiska xildhibaanka baarlamaanka labaad ee koonfur galbeed ee somaliya ayaa waxaa durba liiska kasoo dhex muuqda gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka...

Akhriso: Liiska Xildhibaanada Maamulka K Galbeed iyo Qaba’ilada Ay Kasoo Jeedaan

Gudiga doorashooyinka maamulka koonfur galbeed ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay xildhibaanada maamulka koonfur galbeed oo ka koban 95 xildhibaan.

Gudoomiyahii Deegaanka Goof Gaduud oo Xalay La Diley

Rag hubeysnaa ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen goob uu ku sugnaa Guddoomiyihii deegaanka Goof-gaduud Buureey ee gobolka Baay, iyaga oo dhaawac culus...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Sii Deysay Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Afgooye Kolka Dembi Lagu Waayey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay siideysay rag uu ku jiro Guddoomiye kuxigeenkii hore ee degmada Afgooye, kuwaasoo loo xirey...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img