admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye oo Ka Shirey Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Shir looga soo horjeeday Xildhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maalintii Shaley Soo Gaaray Magalada Doolow

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Doolow ee gobolka Gedo aayaa sheegaya in ciidamo itoobiyaan ah oo maalintii shaley kasoo gudbey xadka somaliya iyo itoobiya...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Muhiimada Kulankii Garowe

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Dani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulankii ka dhacay magalada Garowe uusan eheyn mid lagu heshiisinayey...

Gudiga ururka dhalinyarada beesha jiido ayaa oo Hambalyeeyey Xildhibanada cusub ee Barlamankii 2aad ee KG

Kulan ay gelinkii dambe ee shaley isugu yimaadeen gudiga dhalinyarada beesha jiido ayaa waxaa ay ugu mahad celiyeen howshii balaarneyd ee ay Gudigii farsamada...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabele oo Wasiiro Xilka Ka Qaaday

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilalkii ka qaadey Shan kamid ah Golihiisa wasiirada, isaga oo Magacaabey Xubno Wasiiro Cusub...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img