admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Puntland oo Ka Laabtey Amar Lagu Xiri Lahaa Masajidada iyo Dugsiyada Quraanka

Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadey in uu ka laabtey Amar ay horey u soo saareen oo ahaa in la xiro dhamaan masaaajidda iyo...

Xukuumada oo Beenisay Inay Weerar Ku Aheyd Guriga Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo baxay waxay waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeymaha lagu xusay qoraalkii ka soo...

Koonfur Galbeed Goormey Ka Gudbi Doontaa In Masiirka Umada Isku Koobo Shaqsi Sidii Wax uu Isaga Leeyahay oo Kale

Tusaale Shirarka Shalay ilaa Xalay Baydhaba ka dhacay Lafta gareen Qofkaloo masuul ah Kuma wehlin Halka Kooxda Xamar ka imaatayWada fadhiyeen Shariif xasan...

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Milateri Ka Wada Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka aynu ka helyeno gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya waddaan dhaqdhaqaaqyo militari oo ka dhan ah deegaannada ay gobolka...

Qaad Si Sharci Daro La Rabey In loosoo Geliyo Magalada oo Maanta Lagu Qabtey Airporka Aadan Cade

Ciidamada Ammaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International ayaa qabtay qaad si qaldan maanta la rabay in loo soo geliyo Magaalada Muqdisho. Wasaaradda Gaadiidka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img