admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Boris Johnson oo Laga Helay Cudurka Coronoviruska

Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu ku dhacay cudurka Coronavirus ee sida xooggan ugu faafaya dalkaas iyo guud ahaan...

Ciidamada Dowlada oo Guulo Ka Sheegey Dagaal ay Alshabab kula Dagalameen Deegaanka Dooynuunaay

Taliska Ciidanka xoogga dalka qeybta 60aad ayaa guulo ka sheegtey dagaal ay Al-Shabaab kula galeen deegaanka Dooynuunaay ee gobolka Bay, kadib markii deegaankaasi ay...

Madaxnaha Dowlada Federaalka oo Soo Dhaweeyay Buuxinta Mid Ka Mid ah Sharuudaha Deyn Cafinta Somaliya

Madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa boggaadiyey guulaha laga gaaray barnaamijka deyn cafinta, kadib markii ay Soomaaliya shalay buuxisay maraxaladii koowaad. IMF iyo...

Dhegeyso Xildhibaan Ka Hadley Ciidanka La Dul Dhigay Guriga Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo horjeedey Siyaasadda Madaxda dowladda ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG...

Kulankii Koowaad ee Golaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Maanta Lagu Ansixiyey Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka

Kulankii ugu horeeyey oo ay yeeshaan Baarlamaanka 2-aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka. Guddiga oo ka kooban 15...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img