admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Cabdirahmaan Cabdi Shakuur oo Xukumada Ugu Baaqay In Lasii Daayo Mukhtaar Roobow

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga wuxuu uga hadlay qodobo xasaasi ah, sida arrimaha Galmudug, xaaladda maamulka Koonfur Galbeed,...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Ka Hadley Kufsigii Caruurta Loogu Geystey Degmada Afgooye Iyo Balambal

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay falalkii kufsiga ahaa ee labada gabdhood ee aadka u da’da yaraa loogu geystay...

Cabdulkhadir Shariif Sheekhuna oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasarada Ganacsiga

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Gaalbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye u magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo...

Axmed Ducaale Xaaf oo Maanta La Kulmay Madaxweynaha Mamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii ugu horeysay la kulmay madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, oo horey...

Duqeymo Laga Fuliyey Tuulooyin Hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabelaha Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar cirka ah oo xalay diyaarad dagaal ay ka fulisay gobolka Sh/Hoose. Duqeynta oo aheyd...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img