admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo u Hadley Sidii Ruux aan Ogeyn Dhibta Degmada waxa Ay Salka ku heyso

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Ibrahim Adan Ali (Najax) oo odayaasha dhaqanka walaweyn maalintii shalay kula hadley degmada walaweyn ayaa iska dhigay sidii ruux...

Imaaraadka oo Ugu Deeqay Qalab Caafimaad Maamulka Somaliland

Wararka ka imanaya Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saakey ay ka degtay diyaarad sida gurmad kala duwan oo dhinaca Caafimaadka ah,...

Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabsida Sida Iyo Qaabkuu ula Hadlay Odayaasha Degmada Walaweyn

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Korneeyl Xasan Cali Nuur Shuute iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray maalintii shaley degmada Walaweeyn ee gobolka...

Suxafiyiin Katirsan Radio Wanlaweyn oo Loo Diiday in ay soo Tabiyaan Safarkii Gudoomiyaha Maxkamada

Gelinkii hore ee maanta ayaa waxaa gaaray degmada walaweyn gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka-sida, Waziiro ka tirsan Maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyo maamulka Gobolka Shabeelaha...

Hogaanka Ciidamada Africom oo Sheegay In Duqeyn ay Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Alshabab

Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan April ka gaysteen degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu dilay sarkaal sare oo ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img