admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

ISBEDDALLADA GUUTOOYINKA MILATARIGA FADHIYA GOBOLKA SHABEELLAHA-HOOSE JBM LAAKIIN!!

Gobolka Shabeellaha-Hoose Jamhuuriyadda Barakeysan Ee Maayland (JBM) ugu yaraan waxaa ka hawlgala 6 guuto, kolka laga reebo bilayska iyo daraawiishta, waxaana qormadan aynu ku...

Amisom oo Sheegtey In Ciidamada Itoobiyaanka Ay soo Rideen Diyaaradii Ku Dhacdey Degmada Berdaale

Warqad kasoo baxday taliska Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in taliska AMISOM uusan wax lug ah ku laheyn diyaaradii gargaarka siday ee...

Safiirka Mareykanka u Fadhiya Somaliya oo Sheegay In Beesha Caalamka Ay Somaliya Ugu Deeqi Doonto Lacag Dhan 16 Milyan

Beesha caalamka ayaa ka hadashay dhaqaale Soomaaliya loogu yaboohayo oo gaaraya 16 milyan oo doollar, lacagtaas oo qaar kamid ah loogu tala-galay la dagaallanka...

Howlgalo Xalay Laga Fuliyey Degmada Afgooye

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka wadaan Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka...

Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegaano Hoos Taga Degmada Jowhar

Wararka aynu ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle ee mara Gobolkaas saacadihii la soo dhaafay uu fatahaad...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img