admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare Kheyre oo Wasaarada Maaliyada Farey Inay Dhaqaale Siiso Fatahaada Beledweyne

Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasaaradda maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne. Kheyre ayaa amarkan bixiyey kadib markii...

Gudoomiyaha Degmada Luuq oo Sheegay In Webiga uu ku Fatahay Qeybo Ka Mid ah Gobolka Gedo

Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yaalla Webiga hareerahiisa ay baabi’isay fatahaad halkaasi...

Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada wadajir oo Khasaare Geystey

Dagaal khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Xaafadaha Tarabuush iyo Kaawa Godeey oo ka tirsan degmada wadajir...

Masuuliyiinta Dowlada Federaalka somaliya oo looga Digay Inay Dib u Dhigto Doorashada Dalka

Hay’adda xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa ka digtay halista ka dhalan karta haddii dowladda Soomaaliya si iskeed ah dib ugu dhigto doorashada sababo la...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Habeenkii Xalay Kulan La Qaatey Gudiga Cudurka Covit 19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta Cudurka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img