admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyo Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Degmada Awdheegle

Dagaalo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay ka dhaceen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ay u dhaxeeyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya...

Aqriso: Qoraal Loo Qeybiyey Golaha Wasiirada oo ah Inaysan La Hadli Karin Warbaahiinta Amar La,aan

Ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray ku amray wasiirrada dowladda federaalka ah in isticmaalka baraha bulshada,...

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Gudomiyaha Gudiga Dorashooyinka oo ka Warbixiyey Wax Ka Bedelka Sharciga Asxaabta

Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo...

Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Alshabab oo Ku Dagaalamay Deegaano Hoostaga Gobolka Gedo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo xalay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ku dhex-maray Ciidamada Dowladda Goboleedka Jubbaland iyo...

Dhegeyso: Maamulka Galmudug oo Ka Hadley Doorashooyinka La Filaayo In Dalka Ka Dhacaan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka la rajeynayo in dalka ay ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img