admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxaa ka Cusub Kulanka Somaliya iyo Somaliland uga Socda Dalka Jabuuti

Waxaa weli dalka Jabuuti ka socda shirka wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland iyadoo ay u kulmeen wufuudda labada dhinac si guud iyo si...

14-KA JUUN MAALINTA XASUUQA REER MAAYLAND Ee GALMUDUG STATE LAAKIIN!!

14-ka Juun waa xiliga loo asteeyay Maalinta Xasuuqa Reer Maayland Galmudug State, waxaana maanta oo kale ay ku beegaantahay kolkii aqoonyahano iyo ganacsato...

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Magacaabay Gudi Xaliya Khilaafka u Dhexeeya Xukumada iyo Mucaaradka

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddi ka kooban sagaal (9) xubnood kuwaas oo loogu talagalay in ay ka shaqeeyaan...

Somali ku Xayirneyd Dalka Kenya oo Maanta Kasoo Degay Airporka Aadan Cade

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad sidey muwadiniin soomaaliyeed oo mudo ku xanibnaa Dalka Kenya. Muwaadiniintan ayaa in mudo ah ku xayirnaa dalka kenya...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Maanta Lasoo Taagay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasarada Caafimaadka

Maxkamada gobolka banaadir ayaa maanta waxaa ka bilowdey Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka kuwaasoo ku eedeysnaa Musuq maasuq. Shaqsiyaadka dacwadan loo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img