admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Axmed Madoobe oo Maanta La Kulmay Gudoomiyaha Aqalka Sare

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow tegay xarunta Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa haatan kulan...

Alshabab oo Weerar Ku Qaaday Dhowr Saldhig oo Ay Amisom Ku Sugnaayeen oo Ku Yaala Gobolka Sh Hoose

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerareen saldhigyada Ciidamada Dowladda & kuwa AMIOSM ku leeyihiin degmooyin iyo degaano ka tirsan...

Alshabab oo Lagala Wareegey Deegaano Hor leh

Ciidanka maamulka Jubbaland iyo Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa kala wareegay Al-Shabaab deegaano dhowr oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadley Shirka Seddex Geesoodka ee Ka Furmaya Muqdisho

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda labadda maamul ee Puntland...

Duqeyn Lala Beegsanayey Horjoogayaasha Alshabab oo ka Dhacdey Degmada Jilib

Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa waxaa ay ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, kasoo lala bartilmaameysanayey Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img