admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo Xaley Weerar Qorsheysan Kusoo Qaaday Degmada Balcad

Wararka aynu ka heleyno degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay degmadaasi ay weerar ku qaadeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dadka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqdey Wado Dhismaheeda Dhamaad Maraayo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa kormeeray dhismaha Wadada isku xirta isgooska Boondheere iyo siinaay oo dhismaheeda...

Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Xaafado Ka Mid Ah Degmada Beledweyne

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada Beledweyne, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay guryahooda ka barakacaan. Xaafadaha hawlwadaag, iyo Buundawayn ayey biyaha...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Ka Hadley La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in Xukunaddii dhawaan dhacay ee Musuq-maasuqa ay kor ay u qaadeen sumacada dalka. Xeer ilaaliyaha...

Farmaajo oo Ku Qasbanaaday Inuu Yeelo Dalabka Dani iyo Axmed Madoobe

Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha maamulada Puntland...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img