admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal maanta ka dhacay magalada beledweyne

Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka kusoo toosay dagaal u dhaxeyay ciidamada dowlada iyo kuwa uu hoggaamiyo Janaraal Xuud...

Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha oo maanta gaaray magalada baledweyne

Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlada Federaalka Soomaaliya Janaraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa soo gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta...

Xasaano qaadis lagu sameeyey Xildhibaano ka tirsan maamulka puntland

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxaa ay ku yeesheen Xaruntooda ee Magaalada Garoowe, waxaana la sheegay in xasaanada...

Safiirka ingiriiska oo kulan la qaatey mid ka mid ah midowga musharixiinta

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb, Ben Fender ayaa Muqdisho ka bilaabay la kulanka Xubnaha Musharixiinta Madaxweynaha, waxaana uu la kulmay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo xukuno kala duwan ku ridey ciidamo ka tirsan dowlada

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee soomaaliya qeybta 27aad ayaa xukuno kala duwan Maanta ku riday askar ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img