admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Mudaaharaad looga soohorjeeda sicir bararka oo maanta ka dhacay magalada garowe

Mudahaarad xoogan oo looga soo horjeedo diidmada lacagta shilinka Soomaaliga iyo sicirka bararka ayaa saakay ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana gabi...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay howlgal ciidamadu ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ku dileen 11 xubnood oo ka tirsanaa xoogagga Ururka...

Qaramada midoobey oo mar kale walaac ka muujisay dagaalka ka socda gobolka tigreega

Qaramada Midoobey ayaa mar kale walaac xoogan ka muujisay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Tigray, xili ay xukuumadda Abiy Axmed ay shaacisay...

Madaxweynaha mareykanka oo amrey in ciidamada ka joogta somaliya laga soo saaro

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray Waaxda Gaashaandhigga iyo taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) in inta badan ciidamada iyo hantida Mareykanka laga soo...

Wasiirka arimaha gudaha iyo qaar ka tirsan odayaasha gobolka hiiraan oo qodobo meel isla dhigay

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen Afrax oo shalay gaaray...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img