admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dib u dhac ku yimid qubad uu maanta reysulwasaaraha ka jeedin lahaa golaha shacabka

Ra'iisal Wasaaraha dowlada federaalka somaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa dib uga laabtay khudbad uu doonayay in uu maanta u jeediyo xildhibaannada Golaha Shacabka...

Midowga musharixiinta oo sheegay in maanta wixii ka dambeya aysan farmaajo u aqoonsaneyn madaxweyne

Iyadoo maanta uu ku eg yahay muddo xileedka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay afar sano u buuxsantay ayaa war ay soo saareen...

Taliyihii Nisa ee magalada dhusamareeb oo qarax lagu diley

Wararka aynu ka heleyno magaalada Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in duleedka magaaladaas qarax lagu dilay Taliyaha ciidanka Nabad-Sugida magaalada Dhuusamareeb, Cabdirashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon. Qaraxa oo...

Maamulka puntland oo ka jawaabay hadal uu shaley yiri madaxweyne farmaajo

Madaxweyne Maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa shalay qeyb kamid ah Khudabdii uu u jeediyay Xildhibaannada golaha Shacabka waxaa uu ku sheegay in heshiiskii doorashooyinka ee...

Gudiga doorashooyinka lagu muransan yahay oo war kasoo saaray kulankii fashilmey ee dhuusamareeb

War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga lagu muransan yahay ee doorashada Soomaaliya ayaa waxay ku sheegeen in wax laga xumaado ay tahay in is afgaran...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img