admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga yurub oo walaac ka muujiyey ismariwaaga siyaasada dalka somaliya

Midowga Yurub ayaa sheegay heshiis la’aanta Soomaaliya ee qabashada doorashada guud ee soo socota in ay tahay mid halis ku ah xasiloonida Soomaaliya. Madaxa siyaasadda...

Golaha amaanka oo maanta kulan ka yeelan doona arimaha somaliya

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah kulmi doona si ay uga wada hadlaan qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaaliya, ilo diblomaasiyadeed ayaa...

Wasiirada xukuumada ee kasoo jeeda beelaha hawiye oo ku shirsan aqalka Cali Mahdi

Warar aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaaya in hoyga madaxweynihii hore ee somaliya Cali Mahdi Maxamed ay ku kulansan yihiin Wasiirada Xukuumadda federaalka...

Dhegeyso Gudoomiyaha xisbiga wadajir oo fariin adag u direy beesha caalamka

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Shirkii Jaraa’id uu Galabta ka hadlay waxa uu sheegay in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo yahay Shakhsi la mid...

Ciidamo itoobioyaan ah iyo shabaab oo ku dagaalamay degmada xudur

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img