admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Reer Cali Siidi, Reer Abikar Cali iyo Reer Siidi Sheekh Saalax waxaa ay halkani tacsi tiiraanyoleh uga dirayanaa eheledii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey...

Bayaan kasoo baxay midowga musharixinta oo lagu sheegey in farmaajo yahay dambiile qaran

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin diktaatooriyad. Qoraal...

Turkish Airlines, Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines oo hakad geliyey duulimaadyadii ay ku tegi jireen somaliya

Qaar kamid ah duulimaadyada Caalaamiga ee imaan jiray Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen duulimaadyadii ay ku imaan jireen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Shirkadaha...

Ciidamada amisom oo lagu amrey inay dhexdhexaad ka noqdaan rabshadaha ka socda somaliya

Midowga Africa ayaa ku amray ciidamada Amisom ee jooga Soomaaliya inay dhex-dhexaad ka noqdaan muranka siyaasadeed ee dalka kadib markii rabashado ay ka dhaceen...

Puntland iyo Jubaland oo sharuudo cusub ku xirey ka qeyb galka shirka uu ciclaamiyey farmaajo

Iyada oo dhawaan Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday uu ku dhawaaqay shir ay isugu imaanayaan Madaxda dowladda, Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir ayaa qaar...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img