admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha maxkamada sare oo amar ku bixiyey in xarunta maxkamada uusan soo geli karin qofaan xirneyn mask

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aano la xariira kahortaga Cudurka Safmarka ah Ee Covid 19. Baashe Yuusuf ayaa amar ku...

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Faadumo Cali Nakruuma oo maanta ku geeryootey magalada muqdisho

Faadumo Cali Nakruuma, oo aheyd fanaanad caanka ah oo ka tirsan Hobolada Waaberi ayaa Allaha u naxariiste maanta ku geeriyootay Isbitaalka Martiini ee magaalada...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo fedhigeedu yahay baydhaba oo xukun dil ah ku ridey askari

Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad ayaa Maanta Xukun Dil ah Ku ridey askari ka tirsan Ciidmada Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur...

Qaar katirsan maamul goboleedyada iyo dowlada oo haatan shir uga socda magalada muqdisho

Wararka haatan naga soo gaaraya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu kulan uga socdo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha...

Dowlada oo jawaab a bixisay qoraal kasoo baxay dowlada imaaraadka carabta

Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si kulul uga hadlay qoraalkii ka soo baxay dowladda Iskutaga Imaaraadka Carabta oo Dowladda Soomaaliya...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img