admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha oo ka hadlayey munasabada shaqaalaha aduunka oo sheegay in dalka uu wajahayo xalad adag

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war kasoo saaray Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo maanta ku beegan ayaa hambalyo u diray shaqaalaha...

Maamulka jubaland oo sheegay inaysan ka qeyb galeyn kulanka uu ciclaamiyey madaxweyne farmaajo

Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcada ee BBC-da ayaa caddeeyay in dhankooda aysan qorshaha...

Golaha baarlamaanka oo ansixiyey in dib loogu laabto heshiiskii 17 september

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdsho,waxaana khudbad u jeediyay Madaxweynaha muddo...

Wararkii ugu dambeeyey kulanka Baarlamaanka ee Berri dhacayo

Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka BFS ayaa Caasimadda Online u sheegay in uu socdo diyaargarowga fadhigooda berri 1-da May 2021 oo ay ku dhageysanayaan khudbadda...

Dowladda Qatar oo Wafdi u soo diraysa Soomaaliya

Sidda Wararka ay sheegayaan Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa lagu waddaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay qeyb...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img