admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xoghayaha qaramada midoobey oo soo dhaweeyey go,aankii golaha shacabka

António Manuel de Oliveira Guterres ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu...

Maamulka jubaland oo shaki badan geliyey qudbadii madaxweyne farmaajo

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqofkeeda ku aaddan hadalkii uu Baarlamanka ka horjeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka...

Wasarada arimaha dibada mareykanka oo soo dhaweysay go,aankii uu shaley gaarey baarlamaanka

Wasaarada arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ka hadlay go’aankii uu shaley gaaray Madaxweyne Farmaajo iyo waliba Golaha shacabka iyagoo soo dhaweeyay kuna amaanay madaxweynaha tanaasulka...

Waxa laga filan karo kulanka golaha shacabka ee maanta iyo wararkii ugu dambeeyey

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa la filayaa inay maanta kulmaan ayada oo uu hor-iman doono madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo hadal...

Rooble “Xukuumaddeydu waxay xoogga saareysaa horumarinta xirfadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img