admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne kuxigeenka maamulka hirshabeele oo ka hadlay doorashooyinka

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa si rasmi u shaaciyay doorashada kuraasta Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda Soomaaliya ee deegaan...

Wakiilka qaramada midoobey ee somaliya oo kenya kala hadley aminiga geeska afrika

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa Magaalada Nairobi waxaa uu kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma. Kulanka ayaa labada...

Xukuumada oo ka hadashay xiisada ka taagan degmada baledweyne

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne, kaas oo ku aadan xiisada u dhaxeysa...

Dagaal ka dhacay degmada diinsoor ee gobolka bay

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Diinsoor ee...

Gudoomiyaha cusub ee degmada walaweyn oo sharcii kasoo saarey isbaarooyinka

Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Dagmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ismaaciil Abuukar Maxamed ayaa waxa uu soo saaray Wareegtooyin, kuwaas oo looga hadlayo ammaanka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img