admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare Rooble oo u hambalyeeyey Mahdi Guuleed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa marka hore waxaa uu u hambalyeeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi, kuwaas...

Ergooyinka somaliland oo maanta doortey labadii kursi ee ugu horeysay aqalka hoose

Waxaa goordhaw si rasmi ah Xarunta Tababarka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho loogu doortay kursigii ugu horeeyay ee doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee...

Gudiga xalinta qilaafaadka oo soo saarey habraaca doorashooyinka

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa Maanta soo saaray Habraaca soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Gudiga...

Ergada gobolada waqooyi oo la filayo in la xareeyo maanta oo axad ah

Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in la xareeyo Ergada dooraneysa Xildhibaannada Golaha Shacabka ku matala Gobolada Waqooyi si loo siiyo tababar...

Dowlada somaliya oo si adag uga hadashay xarig loogu geystey dalka zambiya muwaadiyiin somali ah

Wasaaradda Arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartat xarig safmar ah oo loo geystay Soomaali ku nooleyd dalka Zambia. Warsaxafeeed kasoo baxay Wasaaradda...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img