admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal xaley ka dhacay magalada baydhaba

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Koonfur Galbeed iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada...

Wasiirka wasarada arimaha dibada somaliya oo kulan la qaatey safiirka kenya u fadhiya somaliya

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga, ee dowlada federaalka soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya Lucas...

Gudiga doorashada oo maamul goboleedyada ka codsadey in la bilaabo doorashooyinka

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladdaha xubnaha ka ah dowladda federalka Soomaaliya iyo guddiga maamulaya kuraasta banaadiriga in ay bilaabaan Doorashada Gollaha Shacabka. War-saxafaaddeed...

Dagaal geystey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka mudug

Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga degaanka Dhagtuur oo 120km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Galkacayo ee...

Alshabab oo sheegtey iney isu soo dhiibeen ciidamo ka tirsan maamulka hirshabele

Al-Shabaab ayaa munaasabad ka dhacday deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ku soo bandhigtay askar iyo saraakiil ay sheegtay inay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img