admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Warbixin kasoo baxdey qaramada midoobey oo lagu sheegay in ka badan 7 milyan oo somali ah inay u baahan doonaan gargaar

Ku dhawaad 7.7 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool ayaa u baahan doona gargaar sannadka 2022, taasoo 30 boqolkiiba kor u kacday muddo...

Reysulwasaare Rooble oo shegey inuu wax ka qaban doono cabashada doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in mar walba ay soo gaarto cabasho la xiriirta Arrimaha doorashooyinka, taas oo uga timaada...

Reysulwasaare Rooble oo xilka ka qaadey qaar ka tirsan gudiga xalinta khilaafaadka

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray goordhaw waxa uu xilalkii kaga qaaday xubno ka tirsan guddiga xalinta...

Gudiga xuquuqul insaanka qaramada midoobey oo u codeeyey in la dhiso gudi baara xadgudubka ka socda itoobiya

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la dhiso guddi caalami ah oo khubaro ah oo baara xadgudubyada ka dhanka ah...

Kulankii Axmed Madoobe iyo Laftagareen oo kasoo baxay warsaxaafadeed

Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed kasoo saareen kulamadii ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img