admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dilal gelinkiii dambe ee shaley ka dhacay degmada afgooye

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileen laba kamid ah Nabaddoonada ugu Caansan degmadaas, iyaga...

Dagaal maanta markale dib uga bilowdey magalada boosaaso

Dagaal xooggan ayaa aroornimadii hore ee saakay mar kale dib uga qarxay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso, gaar ahaan goobihii ay isku hor...

Ciidamada dowlada oo la wareegay deegaano hoostaga degmada awdheegle

Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada Gorgor ayaa sheegtay iney la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose,...

Wasiiru dowlaha wasarada howlaha guud oo ka jawaabay eedeyn ka soo yeertey taliyaha ciidamada bada

Taliyaha ciidamada badda Sarreeye Guuto Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa maalintii shaley video muqaal ah oo uu siiiyey warbaahinta ku sheegay masuuliyin uuku jiro...

Dagaal dhex marey Ciidamada amniga puntland iyo ciidamo taabacsan agasimihii hore ee ciidamada psf

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socda iska hor imaad u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img