admin

13480 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka koonfur galbeed oo kala dhex gaay beelo maahi lasoo dhaafay ku dagaalamayey degmada diinsoor

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda amniga maamulkaas ayaa u tagay degmada Diinsoor ee gobolka Baay xal u helida...

Suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame oo xabad joojin ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya degmada qoryooleey

Suldaanka beesha jiido Suldaan warsame ayaa ugu baaqay xabad joojin labada beelood ee maalmahan kuu dagalamay degmada qoryooley, suldaanka ayaa sheegay in dagaal uusan...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiisyo dowlada ay la gashay dalka tanzaaniya

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasoo uu shir guddoomiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Shirka oo looga...

Dagaalo maanta mar kale dib uga qarxay degmada qoryooleey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo markale maanta dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaasoo u dhexeeyo laba...

Midowga yurub oo u ansixiyey 116.9 milyan sara u qaadida amniga dalka somaliya

Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka...

Breaking

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...
spot_imgspot_img