admin

13745 POSTS

Exclusive articles:

10 musharax oo maanta ka hor jeedinayso khudbado xildhibaanada Soomaaliya.

Ilaa 10 musharax oo u taagan xilka madaxweynanimada dalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin raisalwasaarayaashii ugu dambeeyay dowladii KMG Soomaaliya ayaa waxa ay maanta...

Qabashada Araajidii Musharaxiinta oo soo dhamaatay iyo 25 Musharax oo loolami doonta”Akhri Liiska”‘Top News”

Maanta ayay soo gaba gabowday qabashadii araajida musharaxiinta isku soo taagaysay qabashada jagada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona ay aad ubadan yihii musharaxiinta ilaa iyo hada...

Golaha Wasiirada oo kulankoodii ugu danbeeyay maanta yeeshay… ‘DAAWO SAWIRADA”

Golaha Wasiirada dowlada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu danbeeyay maadaama waqtigooda uu dhamaanayo xiligan oo ay doorasho dhacayso. Ra’isul Wasaaraha Waqtigiisu dhamaaday Dr Gaas...

Safiirka somaliya u fadhiya turkiga oo la kulmey wasiirka wasarada cafimaadka ee dalka turkiga

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sheekh Abdirahman, oo uu wehliyo Madaxa Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga...

Maxkamad ku taala magalada Rotterdam ee dalka Holand oo lasoo taagey burcad badeed Somali ah

Maxkamad ku taalla magaalada Rotterdam ee dalka Holland ayaa la soo taagay sagaal nin oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo lagu eedeynayo inay...

Breaking

Sheekh Adan Madoobe iyo wiilkiisa oo dabin ku ridaaya wasiir Yusuf

Waxaa beryahan baraha bulshada qabsatey warqad uu ku saxiixan...

Xukuumada federaalka oo boogaadisey guulaha ay gaareen macawisleyda gobolka hiiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay guulo...

Wasiir Faqi oo ka hadley sababta dowlada federaalka dalkeeda uga macnuucdey pasporka Taiwan

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ka qeyb galey shirka qeyraadka dabiiciga

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo...
spot_imgspot_img