admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo iska baxay dqeybo ka mid ah gobolka Galgaduud

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay ka baxday deegaannada Ceel-garas iyo Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud. Maleeshiyada ayaa waxey kaloo xooggeedii ciidan kala bexeen degmada...

masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federalka oo darees ciidan u qeybiyey ciidamo ku sugan magalada Baydhaba

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hub iyo labbis ciidan u qeybiyay ciidamo loogu talagalay in ay sugaan ammaanka xaafadaha magaalada Baydhabo...

Maxkamada Burco oo xukun ku ridey dhalinyaro lagu qabtey waxa maanka dooriya

Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa labo nin oo qamri lagu soo qabtay ku ridday xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed. Labada nin ayaa ciidamada booliska...

Sheekh Shariif iyo reerkiisa oo degenaansho laga siiyey dalka Ugandha

Madaxweynihii hore ee dowladdii FKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo qoysaskiisa ayaa maalintii shalay gebi ahaanba isaga guuray magaalada Muqdisho. Shariif Sheekh iyo qoysaskiisa ayaa...

Amisom oo isbitaal ka furtey deegaanka leego iyo shalanbood

Guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose, C/qaadir Maxamed Siidii ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay isbitaalladii ugu dambeeyay ka fureen deegaannada Leego iyo Shalaanbood, kuwaasoo lagu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img