admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xaalada xaafada Islii oo ey somalidu degto oo maanta aad u kacsan

Rabshado ba’an oo u dhaxeeya dadka Soomaalida ah iyo dadka u dhashay dalka Kenya, ayaa saakay ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, kadib...

Taliyaha Cidanka Boliska oo ka codsadey wasiirka arimaha gudaha in la qalabeeyo Ciidanka Boliiska

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Shariif Sheekuna Maya ayaa sheegay in Booliiska Soomaaliyeed ay u baahan yihiin dhisada dhanka qalabka iyo tayada ciidamada Booliiska. Wuxuu sheegay...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Gobolka Bakool

Iska horimaad u dhexeeyea ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyada al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay meel duleedka kaga began degmada Xuddur ee gobolka...

Qaar ka tirsan wasiiradii xilkooda dhamaadey oo xil wareejin sameeyey

Xaflad xil wareejin oo ka dhacdey magaalada Muqdisho ayaa xubno ka mid ahaa golihii hore ee wasiirrada waxay xilalkii ay hayeen ku wareejiyeen xubno...

Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada oo u ruqaansadey magalada Jowhar

Warar aynu ka helney Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kusii socdan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi. Saraakiisha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img