Dawlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay maalgelineyso barnaamij cusub oo dhalinyarada wadanka Kenya lagu abaabulayo si ay uga hortagaan rabshado ku saleysan qabyaalad...
Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay...