admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxaabiis Jabsatey Xabsiga Dhexe ee magalada Baydhaba

Waxaa xalay xabsiga dhexe ee magaalada baydhaba ka baxsaday ku dhowaad 20 maxbuus oo ku xirnayd xabsigaas. Maxaabiista oo u badnaa dhallinyaro lagu eedeeyay inay...

Dagaal ey isaga horyimaadeen Ciidamada Dowlada iyo ku Alshabab oo ka dhacay degmada Bardaale

Dagaal aad u culus ayaa shaley gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Bay kaasoo ey isaga hor yimaadeen ciidamada dowlada...

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey xeer hoosaadyada uu ku shaqeyn doono

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeer hoosaasyada uu baarlamaanka Soomaaliya ku shaqeyn doono afarta sano ee soo socota, iyadoo...

Waa Barnamijkii Dadoow Doodnooy oo ay marti inoogu yihiin Dr Xasan Xaaji iyo Madaxweyne Cali Baab

Waa barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee dadoow doodnooy oo aad nooga barateen in aan idiin soo gudbino todobaad kasta todobaadkana waxaa marti inoogu ah Dr Xasan Xaaji...

Ciyaar Adag oo Galabta ku Dhexmartay Magaalada Baydhabo Kooxaha FC-Berdaale iyo FC-Laba Dhegax (Sawirro)

Ciyaar xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha ka socda Magaalada Baydhabo Janaay ayaa galabta ka dhacay Garoonka Dr.Ayuub Stadium ee magaalada. Ciyaarta oo aheyd mid...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img