admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Warar dheeri ah oo kasoo baxay Qaraxii xaley ka dhacay xaafada Islii

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo sedex ah oo xaley ka dhacay xaafada ay Soomaalida degan tahay ee magaalada Nairobi. Shan ruux ayaa lasoo...

Maaulka Puntland oo Xabsiga dhigey Sarkaan u shaqeeya hey'ad ka howl gasha Puntland

Warar aynu dhawaan ka helney magaalada Garoowe ee Casimada Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay xabsiga dhigeen nin u dhaq dhaqaaqa daryeelka bulshada...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa marti inoogu ah Usbuucan Ing Salah Sheekh, Cumar Bongo iyo Maxamed Nuur

Barnaamishkeenii Dadow Doodnooy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino todobaadkiiba mar ayaa todobaadkaan waxaa inoogu marti ah Inj. Saalax Sheekh Cismaan...

Gudoomiye Xasan Biikole oo sheegay in ay Xaqiijinayaan Amaanka Guud ee Magaalada Baydhabo

Maamulka Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa shaaca ka qaaday inay ku dadaalayaan xaqiijinta ammaanka Baydhabo iyo deegaanada kale. Xasan Maxamed Macalin Biikoole oo ah...

Ciidamada Huwanta ah oo Fariisin ka Sameystay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay

Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwa Itoobiya oo maalin ka hor la wareegay degmada Ufurow ee gobollka ayaa wararka soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ciidamada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img