admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Laba askar oo dad rayid ah u geysanayey dhac oo lagu toogtey Magalada Muqdisho

Askar katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa toogasho lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho xili ay dhac iyo boob u gaysanayeen dad rayid ah. Rag hubaysan ayaa...

Ciidamo ka tirsan Amison oo la geeyey deegaanka Shalanbood

Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah-faahin ka bixiyay ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Dowladda oo la geeyay deegaano ka tirsan Gobalkaasi. Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose...

Ciidamada boliska dalka kenya oo maanta howlgalo baaritaan ah ka bilaabey xaafada Islii

Ciidamada Boliska dalka Kenya ayaa maanta buuxiyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi halkaasoo ay baaritaanno kawadaan, iyadoo la sheegay in ka badan 30-qof lagu...

Warbixin ku saabsan Shariif Xasan oo dalka dib ugu soo laabtey

Gudoomiyihi hore ee barlamaanka Shariif Xasan ayaa dalka dib ugu soo laabtey asagoo beryahanba ku sugnaa dalka dibadiisa in mudo ah, shariif xasan ayaa...

Wasiirka Gashandhiga Dowlada Federalka oo sheegey in talaabo sharci laga qaadi doono Askarigii dhib u geysta Shacabka

 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cabdi Xakin xaaji Max’uud Fiqioo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay Dhibaatada Mararka qaar Ciidamada dowladda ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img