admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo so dhaweeyey siideyntii Haweyneydii sheegtey in Kufsi loo geystey

War uu soo saaray ayuu ku sheegay xoghaya guud ee Qaramada Midoobay in si weyn uu ula dhacay go’aanka Maxkamada racfaanka ay ku sii...

Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka G/ka Bay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Maanta Kulan laqaatay Odeyaaha Dhaqanka ee soo xuley Baarlamanka Soomaliya

Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka G/ka Bay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Maanta Kulan laqaatay Odeyaaha Dhaqanka ee soo xuley Baarlamanka Soomaliya . Kulanka ayaa ahaa...

Damaca Axmed Madoobe iyo dadaalka Beeshiisa

Qabqable-dagaalAxmed Madoobe hogaamiyaha koox beeleed Raaskambooni ee xooga ku haysata magaalada Kismaayo ayaa weli ku qanacsanayn in isaga uu yahay nin reer Itoobiya ah...

Shirkii Garbahaareey oo soo gabagaboobay go'aamana kasoo baxay

Shir wadatashi ah oo Maalmahan Magaalada Garbahaarey uga soconayey Ergooyin ka badan ilaa 45 ruux oo ka kala Socdey Mas,uuliyiinta Dowlada Gobolka Gedo iyo...

Ugaas Maxamed Weli"Axmed Madoobe imisa jeerbaa laga cayriyay Kismaayo mow quusto"

Ugaas Maxamed Weli Sheekh Axmed Nuur oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img