admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Dowlada fedralka somaliya oo ka hadley isbedelada ka dhacaya dalalka deriska la ah Somaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qadar ayaa waxa uu ka hadlay isbadalada ka socda Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah...

Madaxweynaha Dalka Venezuela Hugo Chavez oo geeryoodey

Madaxweynihii Venezuela, Hugo Chavez ayaa labadii sano ee ugu dambeysay la xanuunsanayay kansarka (Cancer) oo dhowr jeer looga daweeyay dalka ay dariska yihiin ee...

Halkan ka daawo Madaxweynaha oo ka jawaabaya su,aalo laga weydiiyey arimaha Somaliya

Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya ayaa shaley waxaa uu la hadley idaacada Aljaziira ee fadhigeedu yahay Dalka Qadar halkaasoo ay suaalo badan ku weydinayeen dadkii...

Ciidamada dowlada iyo Alshabab oo ku dagaalamey duleedka Degmada Afgooye

Ciidamo ka tirsan Dowlada iyo Alshabab ayaa maanta ku dagaalamey duleedka Degmada Afgooye kaasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac Inta la ogyahay...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka oo maanta gaarey Degmada Caabudwaaq

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud isaga iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayo. Cabdi Faarax Shirdoon...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img