admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare Xamsa oo sheegey in la gaarey xiligii dhagxaanta jid gooyada wadooyinka laga qaadi lahaa

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeedinayay munaasabad uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in la...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo sheegey in turkiga uu somaliya ka dhisan doono saldhig dayax gacmeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Turkiga uu ka dhisaayo Soomaaliya saldhig dayax gacmeed, taasoo sare u qaadaysa barnaamijka tijaabinta gantaallada riddada...

Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo xaley xilka kala wareegey gudoomiyihii hore

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu qabtay munasaabad ay xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo...

Alshabab oo wiil dhalinyaro ah ku gowracay magalada bulamareer

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta kooxda Al-Shabaab ay dhacdo argagax leh ka gaysatay magaalada Buulomareer ee gobolka Shabeelaha Hoose,...

Dagaal aad u xoogan oo galabta ka dhacay koonfurta gobolka sanaad

Dagaal aad u xoogan oo aan waxba la isku reeban ayaa galabta ka qarxay deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sanaag, kaasoo u dhexeeya ciidamada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img