admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare xamse oo dhowr wasiir isku shaandheyn ku sameeyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa...

Weel kasta waxaa uu leeyahay mug hadii mugiisa la buux dhaafiyo wuu daadin doonaa

Siyaasada Soomaaliya iyo Siyaasiyiintoodaba Xishoodkii ayaa ka dhamaaday waxaad arkeeysaa Lafta-gareen oo u dabaal-dagaayo Lix(6) sano guuradiisa Xukunka iyadoo lawada ogyahay qaabkii uu ku...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo sheegey in dalka laga qaban doono doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusaayay 81 sano guuuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay...

Dani oo sheegey in puntland 2025 ay lahaan doonto lacag u gaar ah

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shaaciyay in Puntland ay yeelan doonto lacag u gaar ah sanadka cusub ee 2025. Madaxweynaha Puntland ayaa...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo maanta gaarey magalada baydhaba

Wefdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta ka degey magaalada baydhaba halkaasi oo si diiran ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img